Madaxweynihii hore ee dalka somlaiya shariif sheekh axmed oo mudo 4 sano ah dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maalintii shaley waxaa uu kasoo degey garoonka diyaaradaha ee magalada muqdihso ayadoo halkaasi ay isugu soo baxeen dadyow aad u fara badan, Amiin camir ayaa boqgiisa ku soo qaatey sawir gacmeed uu kaga turjumaayo socdaalka shariif axmed.