Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay ujeedka uu ku tagay Magaalada Baydhabo in uu yahay sidii uu u dar dar gelin lahaa Howlaha Doorashada Labada Aqal.
Wuxuu sheegay Gudoomiye Jawaari Doorashada ka dhaceysa Koonfur Galbeed in ay noqon doonto mid Daacad ah oo aan wax fara gelin ah lagu sameyn doonin.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
prof-maxamed-osman-jawari-mobil