Kulankii todobaadlaha ahaa oo ay shaley yeesheen Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda la isku soo qaadey duqeyntii ka dhacdey gaalkacyo ayagoo isla markaana gudi wasiiro ah u xil saarey iney baaritaan ku sameeyaan arintaa.
Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/casiis Xaaji Cabdi (Goobdoon) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Guddigan Wasiirada ah ay tagi doonaan Magaalada Gaalkacyo, sidoo kalena baaritaano dhab ah ay ku soo sameyn doonaan.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada