kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mid ah Madaxda Axsaabta Siyaasada Dalka ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo la xiriira Doorashooyinka Dalka.
Kulanka kadib waxaa warbaahinta la hadlay Siyaasi Cali Nuux Tima-jilac, waxaana uu warbaahinta u aqriyay go’aanada iyo qodabadii ka soo baxay kulankooda.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada