Dhegeyso: Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Dhaliiley Masuuliyiinta Ugu Sareysa Dowlada Federaalka Somaliya

0
51

Gudoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo la hadlay warbaahinta ayaa si weyn u dhaliilay hadalka madaxweynaha Soomaaliya ee ku aadan Qoondada haweenka.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sidoo kale sheegay in Hay’adda culimada Soomaaliyeed ay bayaan kasoo saareen arinta haweenka , islamarkaana ay ka digeen in haweenka ay ku biiraan baarlamaanka.

sheekh-bashiir-axmed

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

sheekh-bashiir-axmed-mobil