Dhegeyso Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaadey Xasan Sheekh oo U SHeegey Reer Koonfur Galbeed Dowlad La,aan Ineysan Waxba Eheyn

0
39

Maxweynihii waqtigiisa dhamaade Xasan sheekh Maxamuud oo la hadlaayay shacabka reer koonfur galbeed isaga oo ku sugan magalada baydhabo ayaa waxaa uu u sheegey in reer koonfur galbeed aysan waxba aheyn dowlada ka hor,horumarka ay gaareena ay gaarsiisey dowlada hadii ay taageeri waayaana ay ku noqon doonto darxumadii ay ku jireen dowlad la,aanta.

Bal nala dhegeysta qudbadiisa.

xasan-sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

xasan-sheekh-mobil