Guddoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheikh Bashiir Max’ed Salaad oo la hadlay warbaahinta ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray dagaalada ay isaga soo horjeedaan maamulada Puntland iyo Galmudug.
Wuxuu sheegay Sheikh Bashiir in wax faa’ido ah aysan lahayn dhiig Shacab oo la daadiyo, balse muhiimada ay tahay in wax waliba miiska wada hadalka lagu xaliyo.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada