Musharixiinta Aqalka Sare oo Maanta Hor Tegey Xildhibaanada Maamulka Shariif Xasan

0
63

Musharixiinta u tartameeysa kamid noqoshada Aqalka sare ee baarlamanka dowlada federaalka somalilya ayaa maanta khudbado ka horjeediyay baarlamaanka maamulka shariif xasan.

Musharixiintan ayaa tiradoodu waxaa ay gaareysey 16 musharax oo laba ka mid ah ay ahaayeen haween mid kastana waxaa uu halkaasi ka sheegey waxa uu umada u qaban lahaa hadii uu ku guleysto xilka uu isku sharaxay ama ay isklu sharaxdey.

Maalinta berito ah ayaa la filayaa in si rasmi ah ay magaalada Baydhabo uga bilaabato doorashada xubnaha aqalka sare ee baarlamanka federaalka Soomaaliya.