Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee deegaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in si qalad ah loo maamulayo soo xulista Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.
Hadaladoodana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada