Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Eng Saalax Sheekh Cusmaan oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadlay dhismaha Wadooyinka waaweyn ee Muqdisho.
Waxa uu sidoo kale amaan u jeediyay Shirkada ka qeyb qaata dhismaha Wadooyinka waa weyn ee Muqdisho iyo sida ay u adeeceen talooyinkii ka soo baxay Wasaarada Howlaha Guud.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada