Dagaalada loo caal waayay ee ka socda magaalooyin dhaca gobolka Mudug Gaalkacyaba kow haka ahaatee ayaa lagu soo waramayaa inay salka ku hayaan siyaasadaha is diidan ee beelaha Hawiye iyo Daarood.
Hadaba Reer Mudug miyay is dilayaan mise waa laysku dilayaa?
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada