Kol dhaweyd waxaa jirey wafdi uu ka mid yahay xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo gaarey degmada xudur ee gobolka bakool halkaasoo ay kula kulmeen qaar ka tirsan shacabka degmadaas.
Xildhibaan afaraale ayaa ka hadley dad lagu laayey degmada tiyeeglow wuxuuna sheegey in ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga jawaabi doonaan falkaas waxashnimada ee halkaasi ka dhacay.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada