Shacabka ku nool Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ayaa xilligan dhibaato weyn ka heysataa biyo la,aan lasoo deristey.
Dadka ayaa biyaha u doonta masaafo dhan 20km meel u jirta Degmadaasi, waxaana ay sheegeen Fuustada Biyaha in Buur-hakaba ay ka mareyso 4 Dollar.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadley warbaahinta hadaladooda waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada