Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aad u dhaliilay Saxaafada Soomaaliya kuna tilmaamey iney yihiin kuwo dadka furta.
Waxa uu sheegay in Warbaahinta Caalamka ay ka hormarsan yihiin kana wanaagsan yihiin dhaqan ahaan kuwa Soomaalida.
Xildhibaan-Maxamed-Cumar-dalxa
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
xildhibaan-maxamed-cumar-dalxa-mobil