Dowlada Federaalka Somaliya iyo Kenya oo Ka Wada Hadley Hakinta Qaootiga Dhadhaab

0
44

Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay hakinta Qaxootiga Soomaalida ah ee ku jira xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab muddo lix bilood ah.

Kulan ay wada qaateen Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Joseph Nkaissery , Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey iyo Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa waxa ay kaga hadleen arrimaha Qaxootiga.

Wasiirka Kenya u qaabilsan arrimaha gudaha Joseph Nkaissery ayaa sheegay Kenya in aysan qasab ku celineyn Qaxootiga ku jira Dhadhaab, sidoo kalena ay mar walba ku dadaasho sidii ay gacan u siin laheyd Qaxootiga.

Danjiraha somaliya kenya u fadhiya oo warbaahinta la hadley kulanka ka dib hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

danjiraha-kenya-somaliya-u-fadhiya

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

danjiraha-kenya-somaliya-u-fadhiya-mobil