Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Fariin u Direy Musharixiinta Looga Adkaadey Doorashooyinka

0
41

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in la jabiyo Shuruucda u dagsan doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Musharax walbo loogu baahan yahay in uu ilaaliyo shuruucda u dagsan doorashooyinka Aqalka isla markaana aan laga aqbali doonin in carqaladeysa doorashooyinka Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xasan-Sheekh-M

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

xasan-sheekh-m-mobil