Kooxu 26 sano xoog iyo dhac ku heystey gobolka shabeelaha hoose isla markaana garan waayey in ay nabad kula noolaadaan shacabka gobolka is kaleh ayaa 26 dhibkii ayaga dib ugu soo noqdey ayagoo maanta gaarey iney ku harsan waayaan beerihii ay xooga ku qabsadeen.
Mid ka mid kooxahaas oo warbaahinta la hadley ayaa calaacalkiisa waxaa ku jirey in ay ku harsan waayeen beerahii ay xooga ku qabsadeen isla markaana ciidamada amisom ay gacan siinayaan dadka deegaanka.
Kooxahan ayaa deegaanka ku jooga ayagoo shaatiyo badan ha noqoto shaati ciidan dowladeed, ha noqoto shaati beeleed, ha noqoto shaati wadaadeed maalina umaaney naxariisan shacabka ku dhaqan gobolka shabeelaha hoose.
Bal nala dhegeysta odeygan iyo hadalkiis isagoo weliba kala garan la,a shabeelaha hoose iyo shabeelaha dhexe.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada