Daawo Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Beelaha Hawiye oo Ku Hanjabey In Ay Dagaal Ka Xigaan Haduu Xasan Sheekh Soo Noqdo

0
113

belaha-hawiyeQaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha hawiye iyo waxgarad kasoo jeeda beelaha hawiye oo maanta shir jaraaid ku qabtey magalada muqdisho ayaa aad u dhaliiyey qaabka ay u socdaan doorashooyinka ka socda dalka.

Shirkaasi jaraaid ayaa waxaa kaloo ay ku sheegeen in haddii Xasan Sheekh Maxamed, madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey uu xukunka mar kale dib ugu soo laabto wixii halkaasi ka dhoco in aysan masuul ka aheyn oo ay ka xigaan dagaal.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.