Dhegeyso Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka oo Sheegey In Ay Beesha Caalamka u Gudbiyeen Musuqmaasuqa Ka Jira Doorashooyinka Dalka Ka Socda

0
74

hantidhowrHanti-dhowraha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay Beesha Caalamka in ay u gudbiyeen Musuq maasuqa ka jira Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose.

Dr. Nuur Jimcaale Faarax Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa uu sheegay musuq maasuqa Doorashada Soomaaliya ka jira in ay hormuud u yihiin Madaxda Dowladda Federaalka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

hantidhowrka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

hantidhowrka-mobil