War Deg Deg Ah: Beesha Begedi oo Maanta Bananka Iska Dhigtey Ex Xildhibaan Khalid Cumar Cali

0
159

breaking-nWaxaa Magaalada Baydhabo weli ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka dowlada federaalka somaliya 2016, tartankaasi ayaa maanta waxaa ku tartamayey musharixiin ka socota beesha begedi halkaasi oo uu k adhex muuqdey xildhibaan in mudo ku fadhiyey kursigaas.

Gabagabadii doorashooyinka ayaa waxaa si xun looga guuleystey Ex Xildhibaan Khalid Cumar Cali oo halkaasi ka heley 3 xubnood halka guusha ay ku raacdey Maxamed Saciid Cabdullahi oo heley 40 cod.