Dhegeyso:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Ka Hadley Doorashooyinka Ka Socda Magalada Muqdisho

0
80

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa sheegay in Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo sidoo kale gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee ku sugan Magaalada Muqdisho arinta ay u joogaan Muqdisho in aysan aheyn mid looga hadlay sidii loo baahnaa.

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ay muhiim tahay in si wanaagsan looga wadahadlo khilaafka ka taagan xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya baarlamaanka Soomaaliya ee ka imaanaya gobolada Sool iyo Sanaag.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cabdiweli Gaas

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdiweli Gaas Mobil