Wargelin:Halkan Kala Soco Magacyada Siyaasiyiinta Iyo Isbaarooleyda Gobolka Shabelaha Hoose ee Isla Quuta Isbuuca Soo Socda

0
88

Barnaamijkeenii todobaadlaha ahaa ee aan idiin soo gudbin jirney todobaad walba todobaadkan wexeynu ku falan qeyn doonaa dhaqaalaha xad dhaafka ee kasoo kala qeybaha kala gedisan ee siyaasiyiinta soomaaliyeed isbaarooyinka yaala degmada afgooye hada ogow waa degmada afgooye.

10 Isbaaro oo taala degmada afgooye ayaa isbaaradii waxaa kasoo xaroota lacag gaareysa 1.500 dollar kolka tobadankaas lagu dhufto 1.500 waxaa maalintii kasoo xaroota lacag gaareysa 15.000 oo dollarka mareykanka.

Halka bishii oo 30 maalmood ah 450.000 looga dhoco shacabka reer afgooye sanad warkiisaba daa marka aad 450.000 ku dhufato 12 bilood lacagta laga hadlayo waa 5.400.000 oo dollar.

Guud ahaan qaabka iyo magacyada shaqsiyaadka iyo kooxaha dhaca intaa la eg geysanaaya qabaailadooda waxaad kaga bogan doontaa barnaamijkeeda todobaadlaha ah ee ha u deymo la,aanin maalinta axada ee fooda inagu soo heysa haduu alla idmo