Dhegeyso:Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Ka Hadlayey Musuqmaasuqa lagu Sameeyey

0
86

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir kana mid ah Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa sheegay isaga iyo siyaasiyiin kale in loo diiday in ay u tartamaan xilka xildhibaanimada Aqalka Hoose.

Waxa uu sheegay in ay jiraan siyaasiyiin kale oo si musuq maasuq ah ku helay kursiga xildhibaanimo ee Aqalka Hoose, isagoo sidoo kale sheegay arrintan in ay ka dambeyso Madaxtooyada Soomaaliya.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

tarsan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

tarsan Mobil