Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlayo madaxweynihii waqtigiisa dhamaadey Xasan sheekh 4tii sano ee uu dalka hayey dhibaatooyiinkii uu geystey wuxuuna xildhibaanada cusub ugu booriyey in ay u naxaan shacabka iyo dalka isla markaana ay ka badbaaadiyaan kooxaha mar walba u adeega danaha dowladaha kale ayagoo ilaawey tii umada soomaliyeed ee loo idmadey.