Taliyaha Booliiska Gobolka Baay Kornell Mahad C/raxmaan ayaa Shacabka deegaanada Koofur galbeed Soomaaliya uga digay iney ka foojignaadaan Weerar iyo Qaraxyo ay Al-Shabaab ka geystaan deegaanadooda.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in Shacabka ay ka hortagaan Qaraxyadaasi ay AL-Shabaab doonayaan iney ku dhibaateeyaan.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada