Dhegayso…Suldaanka Beesha Jiido oo lagu eedeeyay inuu dhacay kursi ay lahaayeen beesha Ajuuraan.

0
357

Beesha Ajuuraan oo ka mid ah beelaha dega Koonfur Galbeed kuna lahaa kursi caqalka hoose ee Baarlamaankla fedraalka Soomaaliya ayaa maanta eedayn dusha ugu tuuray Suldaanka beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Ibrow oo kursigii beesha Ajuuraan sida ay sheegeen musuqmaasuqay.
Waxaa ku horeyn doona wax garad kasoo jeeda Beesha Waaqle Ajuuraan,Waxaana xigi doona Nabadoon Yusuf oo ku hadlayo afka Suldaanka guud ee Ajuuraan waxaana kaga danbayn doona Musharax Xildhibaan Idiris Cismaan Xaaji Cali oo ka mid ahaa lix tartami u sharxanaa inay ku tartamaan kursigan uu Suldaan Warsame lagu eedeeyay inuu Musuq-Maasuqay.
Halkan ka dhegayso
Mobilkaaga ku dhegayso.