Wararka inaga soo gaaraya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka jiraan abaaro sameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ku nool degaanada hoos yimaada degmada Bardaale.
Gudoomiyaha degmada Bardaale Weedow Cali Xasan ayaa warbaahinta u sheegay in degmada ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolasha ah hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada