Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey kooxda Damaljadiid oo uu hogaaminaayo madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey oo beecinaaya wax alaale iyo wixii lagu garan lahaa qaranka somaliyeed.
4tii sano ee lasoo dhaafey dalka somaliya waxaa ka socotey xaalufin lagu hayo hantida qaranka ayadoo weliba meelaha muhiimka u ah qraanimada dalka intooda badan laga iibiyey qaar ka mid ah wadamada iska dhiga iney wax u qabtaan somaliya.