Maamulka Koonfur Galbeed ayaanan weli u gurman Dadka shacabka ah ee Abaarta ay ku saameysay Degaanada Koonfur Galbeed.
Dadka qaar ee ku nool Degaanada Koonfur Galbeed oo ay saameysay Abaarta ayaa bilaabay in ay ka soo cararaan baadiyaha, si ay u soo gaaraan Magaalada.
Hadalaoodana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada