Dhegeyso:Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Buur hakaba oo Ka Hadley Ciidamo Ka Tirsan Boliiska oo Xabsiga Loo Taxaabey

0
110

Taliye ku xigeenka Booliska Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay Dhame Maxamed Ibraahim ayaa faah faahin ka bixiyay Ciidamo ka tirsan kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu xiray saldhiga Degmada Buurhakaba.

Waxa uu sheegay Taliyaha Ciidamadan la xiray in ay yihiin kuwo dhac u geysan jiray Gawaarida ka takta Magaalada Muqdisho ee ku sii jeeda Degaanada Koonfur Galbeed.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

koox-dhac-geysan-jirtay

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

koox-dhac-geysan-jirtay Mobil