Madasha hogaamiyayaasha Qaran (MHQ) oo labadii todobaad ee laga soo gudbay kulan uga socday magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyn maanta lasoo gabagabeeyay isla markaana laga soo saaray war-murtiyeed.
Hadaba waakan Wariyeheena Muqdisho oo warbixin dhameystiran inoogu soo koobaya kulanka iyo go’aanadiisa.
Halkan ka dhegayso Warbixin Maxamed Kaafi
Mobilkaaga ku dhegayso Warbixin Maxamed Kaafi