Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kasoo horjeestey Xubnaha Aqalka Sare ee Madasha wada-tashiga Qaran ku kor dhiyeen tirada Xubana Aqalka sare.
Hadaladiisana waxa aka mid ahaa.
Gudomiyaha Gobolka Banadir Madaale
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudomiyaha Gobolka Banadir Madaale Mobil