Odayaasha magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, gaar ahaana kuwa kasoo jeeda dhinaca puntland ayaa fariin kulul u diray Beesha Caalamka oo ay sheegeen in ay dano siyaasadeed oo gaar ah ka leedahay xaaladda magaaladan Gaalkacyo.
Haladadoodiina waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada