Dhegayso…Ciidamada Madaniga beesha Duubane Digil oo ka qayla dhaamiyay daandaansiga ciidamada AMISOM.

0
162

Nabaddoon Ajuuke oo ka mid ah Nabaddoonada beesha Duubane Digil ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falkii xalay ay ciidamada AMISOM ay ku soo weerareen fadhigooda deegaanka Buufoow.

Halkan ka dhegayso

 

Nabaddoon Ajuuke