Wasiirka Diinta iyo awqaafta Maamulka Shariif Xasan, Axmed Maxamed Barre (Macalin Barre) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka iyo dowladda Soomaaliya in laga joojiyo Musharaxnimada Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Wasiirka ayaa sheegay in Shariif uu ku fashilmay hogaaminta Maamulka Koonfur Galbeed ,islamarkaana aysan suurta gal aheyn in uu u tartamo Madaxweynaha Soomaaliya.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada