Dhegeyso: Maxamuud Sayid oo Sheegey In Jubaland Ay Ka baxdey Hishiis Qarameedkii Ay Ku JIreen

0
49

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaan Maamulka Jubbaland uu isaga baxay Qorshaha Qaranka oo ay dejisay Dowladda Federaalka.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay arrintan in ay timid kadib markii sida uu sheegay maamulka Jubbaland ay ka caroodeen tirada dadka ku nool Degaanada Jubbaland oo lagu sheegay Hal Milyan iyo Bar, xilli uu sheegay in intaasi ka badan ay ku nool yihiin Degaanada Maamulka Jubbaland.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamuud Sayid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamuud Sayid Mobil