Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in dhibaato weyn ay ku qabaan xirnaanshaha wadooyinka xilliga Doorashada.
Waxa ay sheegeen in aysan aadi karin goobaha waxbarashada iyo shaqooyinkooda, maadaama ay xiran yihiin wadooyinka Magaalada Muqdisho xilliga Doorashada.
Mid ka mid shacabka gobolka banaadir oo arintaasi ka hadlaya waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada