Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Gudiga abaaraha qaranka maalintii shaley ugu deeqey lacag cadadeedu gaareysa 10,000 oo dollar.
Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in kaalintiisa uu ka qaato gurmadka, uuna rajeyno deeqdaan la gaarsiin doono dadkii loogu talagalay.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Prof Maxamed-Sheekh-Cusmaan-Jawaari
Halkan hoose mobilkada uga dhegeyso
Prof Maxamed-Sheekh-Cusmaan-Jawaari- Mobil