Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee maamulka Shariif Xasan Axmed Maxamed Bare Macalin Barre oo la hadalay Warbaahinta ayaa ka hor yimid Musharaxnimada Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kol hore ku dhawaaqay in uu u taagan yahay Qabashada Xilka Madaxtanimo ee Soomaaliya.
Wasiiraka ayaa Shaaca ka qaaday in Lacag gaareysa 3 Million oo dollarka Mareykanaka ah Shariif Xasan uu ka soo qaatay Madaxda Imaaraadaka Carabta kuna soo qaatay Magaca Shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagacagtaasina uu leexsaday qeyb ka mid ahna uu isku sharxay sida uu hadalka u dhigay.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada