Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumaayo kooxaha u adeega danaha dalka itoobiya ay ka leedahay dalka somaliya sawirka ayaa waxaa si cad uga dhex muuqda Shariif Xasan, Xidig iyo Faarax sakiin oo intaba ku caan baxay burburinta qaranimada umada somaliyeed.
Seddexdan ruux iyo weliba qaar kaloo qarsan ayaa waxaa ay mar walba ka shaqeeyaan sidii ay u fulin lahaayeen danaha itoobiya ay ka leedahay dalka somaliya ayagoo taas loogu bedeley iney shacabka hor taagnaadaan mar walaba.
Alow umadaan hunguriga wehelka moodey dulinimada la deris noqdey qalbigooda fur, Itoobiya oo maanta dalkeeda oo dhan amaankiisa sugi weydey oo Oromo dhinac ka dagaalameyso, Amxaaranaha dhinac ayaa maanta waxaa ay u suura geliyeen in si buuxda ay u maamusho dalka somaliya ayagoo ku adeeganaya shacab somaliyeed iyo kuwo la soomaliyeeyey taasina waa ayaan daro u soo hooyatey dhamaan umada somaliyeed.