Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Goboleedka Jubbaland, Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Odayaal ayaa waxa ay si buuxdo u taageerey Musharaxnimada Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Waxa ay sheegeen in ay ku qanacsan yihiin raalina ku yihiin in Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Hadaladoodana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada