Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay Mooshin Shalay ay ka keeneen xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug.
Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa Nasiib daro ku tilmaamay Mooshinka ay xildhibaanada ka keeneen wuxuuna Xildhibaanada ugu baaqay in ay ka laabtaan mooshinka , islamarkaana ay ka qeyb qaataan gurmad loo fidinaayo dadka ku dhibaateysan degaanada Galmudug.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada