Dhegeyso: Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Markii Ugu Horeysey Qirtey In Shacabka Aysan Howl Weligood U Qaban

0
58

Wasiiro ka tirsan Maamulka maamulka Shariif Xasan ayaa Markii ugu horeeysay si cad u qirtay in ay ku fashilmeen shaqooyinkii loo igmaday .

Wasiiradaasi waxaa ka mid ah Wasiirka Diinta iyo awqaafta Maamulka Koonfur galbeed Axmed Maxamed Barre (Macalin Barre) sheegay in looga baahan yahay Madaxweynaha iyo sidoo kale Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed in ay iscasilaan Madaam ay ku fashilmeen hogaaminta Koonfur Galbeed.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

kunfur-galbed-

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

kunfur-galbed-MObil