Bahda daafeet media ayaa waxaa ay wareysiyo la yeelatey aqoonyaho kasoo jeeda koonfur galbeed sida ay u arkaan doorashooyinkii shaley ka dhacay magalada muqdisho halkaasi oo lagu doortey gudoomiyaha baarlamaanka prof maxamed cusmaan jawaari maadaama ay jireen qaar ka mid ah siyaasiyiinta koonfur galbeed oo si weyn kaga sopo horjeeda musharaxnimada uu prof jawaari isku sharaxey xilkaas.
Wareysiyada ayaa ah kuwo aad u badan maanta waxaan idin soo gudbin doonaa qeybtii ugu horeysey aragtida qurbo joogta koonfur galbeed ee ku nool qarada north america.
Qurbo Joogta oo Soo Dhaweysey Xilka uu ku Guuleystey Prof Jawaari
Halkan hoose kaga dhegeysoo mobilkada
Qurbo Joogta oo Soo Dhaweysey Xilka uu ku Guuleystey Prof Jawaari Mobil