Maalintii shaley waxaa magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa lagu qabtey xaflad aad u balaaran oo ay soo abaabuleen siyaasiyiinta iyo waxgaradka kasoo jeeda koonfur galbeed xafladaas oo lagu soo dhaweynayey xilka mar labaad loo doortey Prof Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari.