Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Xildhibaanada Dowlada Federaalka

0
60

Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey musuqmaasuqa caadada ka noqdey dalka somaliya oo kuraasta lagu kala iibsanaayo, Amiin ayaa waxaa uu farta ku fiiqey qaabka ay u fikiraan qaar ka mid ah xildhibanada iyo sida ay agtooda caadi uga noqotey in musharaxa lcag laaluus ah laga qaado si uu u helo kursiga uu markaasi u tartamayo ayagoon ka fikirey qofkani muxuu dalka usoo kordhin karaa.