Qaramada Midoobey oo si cad u sheegtay in aysan la shaqeyn doonin Madaxweynihii ama Dowladdii Musuqmaasuq ku soo baxda.
Mala dhihi karaa warqada ay qaramada midoobey qortey in ay tahay qawda maqashii waxna ha u qaban sababtoo ah horaan u aragney isdaba marin ay sameynayaan kooxahan usoo shaqada tagey iney lunsadaan hantida shacabka.