Mid ka mid nabadoonada gobolka bakool oo lagu magacaabo Nabadoon Maxamuud Cali oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in xiisad salka ku heesa beelo walal ah ee haatan kasoo cusboonaaday deegaanka Garasweyn gobolka Bakool.
Nabadoonka ayaa intaasi raaciyey in xiisadan uu ka shaqeynayo gudoomiyaha gobolka bakool taasoo la sheegey in ciidamo ka amar qaata gudoomiyaha gobolka ay halkaasi ku dileey nin odey ah iyo wiil uu dhaley taasina ay keentey in halkaasi ka dhacdo xasilooni daro.
Hadaladii Nabadoon Maxamuudna waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada