Dhegeyso: Kulan Lagu Taageerayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari oo Shaley Lagu Qabtey Mugalada Muqdisho

0
77

Kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda degaanada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu taageeray Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Siyaasiyiinta iyo Waxgaradkii Kulanka ka hadlay ayaa sheegay in horay ay Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ugu codsadeen inuu isa soo sharax ka dibna uu ka aqbalay kuna guuleystay inuu noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

Soo-Dhawey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Soo Dhawey Mobil