Madaxweynihii hore ee dowlada federaalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Arrimo dhowr ah oo quseeya Xaaladda dalka.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in hadda Dalka uusan Amni ka jirin islamarkaana Dhamaan Magaalada Muqdisho la kala Xir xiray,waxaana uu intaa ku daray in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu balan qaadkiisii ahaa Lixda Tiir uusan waxba ka qaban oo taabadalkeeda uu keenay wax lid ku ah oo ka soo horjeeda Lixdii Tiir ee uu horay u balan qaaday.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada